24/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaafiic laga maqley aaga wadada Tukaraq iyo Laascaanood

Madaafiic ayaa laga maqley markale oo ay iswaydaarsadeen maamulada Puntland oo dooraso isku diyaarinaysa iyo maamulka Somaliland oo siyaasad ahaan isku meel ka ah ergaygii qaramada midoobey ee dawlada Somaliya eriday.



Siyaasiyiinta Somaliland ayaa Muuse Biixi ku eedeeyay inuu lugna kula jiro arimaha Somaliya lugna dadka Somaliland been ugu sheegayo inay go’aan.



”Bal maxaa ka quseeya ergayga dawlada Somaliya sownagii inagu inaan go’nay markasta u sheegna dhalinteena ayuu macalin ka dhiga jaamacada Hargeysa. ”Waxa inoo kordhayo ma jirto ergaygaasi wuxuu ahaa mid u qaabilsan Somalioya oo dhan oo aan ku jirno markaa waxay ahayd inaan ku adkeysano halkaan joogno ayuu sii raaciyay.



Dagaalka Tukaraq ee madaafiicda laysku garaacay ayaa weli ka soo bixin khasaaraha ka dhashay maadaama labada dhinac ka hadlin.

”Waxa jirta xabad joojin ay ka shaqeeyeen wadamada Maraykanka iyo Ingiriiska oo loogu hanjabay labada maamulba.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS