24/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Afhayeenka golaha wakiilada Puntland oo la doortey

Waxa Garoowe lagu doortey afhayeenka cusub ee golaha wakiilada Puntland ayadoo la rajaynayo in doorashada madaxa Puntland la door to usbuuxa soo socda oo ay tartamayaan ilaa 15 musharax.

Doorashada Puntabd ayaa waxa ku baxaya kumanaan doolar oo lacagta Maraykanka ah xilli aagaas Puntland ay ka jirto abar dabadheeraatay iyo dadka oo la rafaadsan nolosha.

Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo-dareed) ayaa helay  43 Cod ,halka uu helay Cabdijamaal Cismaan Maxamed  23 Cod ,kaasoo kula tartamay  Wareegga Labaad.

Waxana sidaa ku soo baxay C/xakiin Maxamef Axmed oo ka,soo needs gobokka Sanaag. Maaha Markii ugu horeysay ee C/xakiin u soo istaago kursiga afhayeenka barlamaanka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS