24/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Somaliland oo hanjabaad u direy hal-abuure Laabsaalax

Booliiska maamulka Somaliland ee Muuse Biixi ayaa u hanjabay hal-auburn Laabsaalax oo ka hadley xoriyad xumada ka jirta Hargeysa, oo awal aan laga ogoleyn figrado kala duwan mida Waan go,nayda mooyee laakiin ay hadda u raacday in huteelada la yiraa ma ganacsan kartaan.

Booliiska ayaa si Shaqsi ah u weeraray hal-abuure Laabsaalax waana mid laga naxay ayuu yiri Xaanud Cali.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS