Diyaarad aan la wadin oo Yaman leedahay ayaa dishey calooshood u shaqaysteyaal dhoolatus ku jira magaalada Lahji ee dalkaasi. Askartan oo gaardi ku jira iyo dhoolatus xero Imaaraadku maamulo ayaa diyaaradan ay soo gameen ciidanka Yaman ku dul qaraxdey.
Waa markii u horeysay oo ciidanka Yaman ee reer galbeedku ugu yeeraan mucaaradka ay diyaarad aan cidi wadin ku dulqaraxdo ciidan, ayadoo caadiyan diyaaradahan loo adeegsado basaasnimo iyo inay ridaan gantaalo.
Waase markii u horeysay oo qarxin cajiiba loo adeegsaday. ”Waxay walaac ku beeraysaa wadamada qaar dhacdada noocana. Waxa duqeyntaan ku dhintey ilaa lix askari oo calooshood u shaqaysteyaal ay biilaan Wahabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka.
Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka ayaa dagaal ay kaga baxdey balaayiin doolar ay ka wadaan Yaman ilaa hadana ay gul ka gaarin. Xataa looma ogola diyaaradaha ay soo iibsadaan inay taabtaan ayuu yiri khabiir Maraykana oo jooga Jiddah.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay