November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Suldaan Saleebaan oo hadalhaynta ugu badan ka dhigey xafladii 18 May Boorama iyo suaal Muusafiin (Samaroon): ARAG

Boorama– Suldaan Saleebaan ayaa si fiican looga hadal hayaa Boorama hadal uu ka sheegay fagaaraha kaasoo suaal dul dhigey beesha Muusafiin(Samaroon) oo kacdoonka ku leh hogaamiye weyn wuxuuna waydiiyay halka ay ka keeneen hogaamiyahan kaga qaylisiiyay Quljeed iyo Gogti, Gorayacawl iyo Baki iyo Ramaax iyo nacamlayaal waa runtaa leh oo qosol raftey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM