November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

C/raxmaan Ciro oo laga qadiyay hadalo badan oo uu sheegi lahaa xafladii 18 May ee Boorama: halkan ka fiirso

Boorama–C/raxmaan Ciro oo filaya in uu taagero ka helo reer Boorama xilliga doorashada ayaa lagu yiri soo koob hadalkaaga. Xafladii 18 May ee beesha dhexe ayaa Boorama uga dhacday sidii ay rabeen. Ciro ayaa dareensan kacdoonka sheegayna in y jirin wixii uu filayay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM