Yuhuuda ayaa ugu dambeyn qiratey inay hub siin jirtey argagixisada Daacish ee joogtey xadka Suuriya Iyo Yuhuuda. Waxa qirashadan sheegay jeneraalkii ciidanka Yuhuuda ee xilka ka degay. Yuhuuda ayaan inta badan ka hadaksiyaasada ay ka fuliso wadamada Carabta siiba Suuriya.
“Waan siin jirney hub ay isaga difaacaan ciidankii Suuriya oo ay ku jiraan gantaali lagula dagaalamo taangiyada Iyo hubkale oo qatara ayuu tire jeneraalkii hore ee Yuhuuda.
Yuhuuda, Sucuudiga iyo Maraykanka,ayaa ku fashilmey inay Suuriya, dhulka la simaan kana dhigaan dal fashilmey umase suurtoobin.
Waxa markaste jirtey taageerada Yuhuudu siiso Daacish oo muhiim u ahayd argagixisada inay soo galaan gobolada deganaa ee Suuriya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay