Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadley ceyrintii Somaliya laga ceyriyay ergaygii qaramada midoobey u fadhiyay Muqdisho Nikolas Haysom oo qaar ka mida wadamada sida Ingiriisku ka carooday.
Madaxweynaha oo ka hadlaayay ceyrinta ayaa sheegay in hadalo u ka jeediyay Baydhabo ay ahaayeen kuwo sii kala fogeynaya dawlada dgexe Iyo maamulada gobolada
Ceyrinta ergaygii qaramada midoobey ayaa ka yaabisay reer galbeedka oo u qabay in Somaliya oo diciifa ayna ku dhicin arimo sidaasa, laakiinse ay muujinayso in dalka Somalidu leedahay.
“Faraha nooga qaad ayaan ku dhahney waxkssta hanagu qaadatee ayaan u sheegnay ayuu yiri Farmaajo oo sii raaciyay in C/welli gaas iyo Axmed Madoobe rabeenĀ in gaali dhexsgaxaadisi. Dawlada ayaa ku guulaysatey in dib u soo celiso wada shaaynta maamulada Koofur galbeed iyo Hirshabeelle, oo hadda ay dhiman tahay oo kaliya Kismaayo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay