12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xasan Daahir Dhimbiil oo Quljeed geeyay Ramaax cabsi ay ka qabaan kacdoonka laakiin dhaafi waayay magaalada+MUUQAAL

Quljeed–Xasan Daahir Dhimbiil oo Quljeed oo ka tirsan gobolka Awdal ka soo jeeda ayaa Ramaax geeyay manta isagoo ku faanaya in aanay jirin kacdoon ka jira halkan. Dadka badankiisa ayaa isku raacay in aan la gayn goobaha uu kacdoonku degan yahay oo magaalada hareeraheeda la geeyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM