Ciidanka booliiska Boosaaso oo ku guulaystey in naf badbaadiyaan
Ciidanka booliiska magaalada Boosaaso ayaa dadka shacabka ah ka badbaadiyay xasuuq ay Kula kici lahaayeen argagixisada shabaab/daacish kadib markii ay miini ku aasern xaafad ka tirsan magaalada.
Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys (Dhedo) oo shir Jaraa’id ku qabtay Boosaaso ayaa sheegay in qaraxa xalay la dhigay Soonaha Baxayo ee Magalada Boosaaso, halkaas oo Ciidamada Puntland ay fariisin ka dhigtaan xilliyada qaar dad Shacab ahna ay ku badan yihiin.
Waxa uu sheegay Gudoomiyaha in Ciidamada Ammaanka ay ku guuleysteen inay fur fureen Miinada iyo qalab kale oo loogu talo galay in wax lagu qarxiyo.
Masiibada koozfa gaalayntu ku ride lahayd halkaas ayaan la qiyaasi kareen. Waxa caado u ah fuleyda argagixisada koozda gaalaybta in ay qaraxyo la eegtaan goovaha dadku farobadan yihiin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...