November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Safiirka Indooniisiya u fadhiyi doona Somaliya oo si hordhaca loo qaabiley: SAWIRO

Safiirka Indooniisiya u fadhiyi doona Somaliya ayaa dhiibtey warqado hordhaca inta aanu qaabilin madaxweynaha Somaliya. Indooniisiya iyo Somaliya inkastoo kala fogyihiin haddana waxa jira xiriir qotodheer oo u dhexeeya.



Safiir Soehadjono Sastromihardj ayaa waxa warqadaha hordhaca ka gudoomey Wasiiru dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi.



Ganacsatada Somalida ayaa dharka ugu badan ka soo iibiya Indooniisiya oo ay ku noolyihiin Muslimka ugu badan aduunka, inkastoo Hindida Muslimka ah ay xiriiri ku hayaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS