11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maayerka Boorama Saleebaan (Caseeye) muxuu ka yiri inuu laaluush qaatey iyo kala dirista

Maayerka Boorama Saleebaan (Caseeye) muxuu ka yiri inuu laaluush ka qaatey dad masaakiina oo uu burburiyay sandaqidihii ay ku ganacsan jireen asagoo meel ay ku bedeshaan siin laguna eedeyay inuu lacag qaatey.



Wuxuu dhinaca kale taabtey war sheegaya in Muuse Biixi rabo inuu kala diro goleyaasha goolada oo fadhiid noqdey lacag badana kaga baxdo dadka masaakiinta.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=hznYz5nFWBQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS