02/06/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

RW ku xigeenka oo si adag ula hadley siyaasiyiin xanaaqsan

Raiisal wasaare ku xigeenka dalka ayaa si adag ula hadley siyaasiyiin u sheegay inay xanaaqsan had iyo jeer yiraahaan waxba lama qaban. Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa yiri“Mudane Gudoomiye waxaa jira niman badan oo saaxiibadeena ah oo aan waxba arkeyn, siyaasiyiinta xanaaqsan oo mar walba lasoo taagan waxba lama qaban iyo qabyo waa halkeedii.”





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS