Dawlada Ruushka ayaa cafisay deymaha uGu badan ee midowgii Soofiyeetii ku lahaa aduunka soo koraya oo qaarkood burbureen sida Somaliya, Ciraq iyo Afganistaan.
Deymaha la cafiyay ayaa ku dhow 20 bilyan oo doolarka Maraykanka xagga Ruushku bixiyay deymo farabadan oo iyaga ay ku lahaayeen bangiyada iyo dawladaha qaar.
Moidowgii Soofiyeeti ayaa lacagta ugu badan ku lahaa Kuuba oo iyagu xataa u dagaalami jirey laakiin haddana Ruushku ku lahaa saldhigyo ka cabaadiyay Maraykanka.
Lacagta Midowga Soofiyeeti ku lahaa Somaliya ayaa lagu qiyaasay ilaa 400 oo milyan oo inta badan Somaliya kaga so iibsatey Midowga Soofiyeeti hub qaran lagu noqdey.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay