Muuse Biixi oo la hadlayaayay taageereyaashiisa ayaa markale ka qayliyay madaxweyne Farmaajo. Fashilka Muuse Biixi iyo maamul xumadiisa ayaa keentay inuu ku boodo Farmaajo oo ka masuula dalkoo dhan. Muuse Biixi ayaa markale sheegay in Farmaajo horjoogo wuxuu ku tilmaamey arimaha gobolkiisa.
” Waa iska cabaad ayuu yiri Xuseen Xarbi oo Hargeysa jooga waayo wax kale oo uu ka hadlo ayaan jirin, waxase u fiicnaa inuu ka hadlo 1500 oo qof oo uu ku gurey xabsiyada Hargeysa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay