08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fule xantii ma moogee waan ogalahay inaan handaraab ahay: Muuse Biixi

Muuse Biixi ayaa qirtey inuu yahay handaraab afka qabtey cidii hadashay markalana ku celiyay in saxaafadii afka furata jeel loo taxaabi doono. Waxa jeelasha Boorama iyo Hargeysa ku jira dad lagu qiyaasay 500.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS