22/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muhiimad uma aragno in Muuse Biixi madaxtooyo cusub dhisto: C/raxmaan Ciro

Muhiimad uma aragno in Muuse Biixi madaxtooyo cusub dhisto. Gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa bixiyay waraysi dhinacyo badan iyadoo lagu dhaliilayo inuu muujiyay habacsanaan iyo karti daro intii ka dambeysay doorashada.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS