Shirkii London ee batroolka Somaliya ayaa war laga soo saaray. Wasaarada kheyraadka ayaa sheegtay inay London gaysay ama iyadu ka qaybgashay soo bandhigida macluumaadkii Xasan Sh Maxamuud u ogolaadey in shirkad buga oo Ingiriisa oo loo samaystey batroolka Somaliya ay ka aruusatey badeena.
Sirtaas oo ahayd in markii horeba aan xogtaas gacanta loo gelin dawlad ka xun isku duubnida dalka, hore dhul Somaliyeed ugu gacan gelisay cadow.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=VhI023yS7QY[/embedyt]
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay