Qaylodhaan xoogan ayay ka muujiyeen odayaal uu dhulkooda ku haysto oo sida muuqata dhul balaarsi xoogan ka wada agagaarka Boorama. Qoyskan dhacan oo saxaafada horyimi ayaa sheegay in loogu xoog sheeganayo kursiga kafib markii lagu soo durkey dhulkooda aabahood deganaayeen muddo dheer.
Talaabadan u dambeysay ayaa imaanaysa xili Saylici u joogo Hargeysa kaliya inuu fidno kala dhex dhigo beelaha walaalaha ee Samaroon.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay