Beesha C/raxmaan Saylici ayaa markale cabasho u gudbisay Muuse Biixi inuu ka soo gaaro isla gacanyarehiisa Maxamed Kaahin.
Beesha oo xataa haweenkii xaamilada ahaa soo wada baxeen ayaa sheegay inay dagaal diyaar u yihiin, waxana muuqata in Saylici ku fashilmey jnuu xaliyo waxay tababayaan ayadoo qaar ka mida iyaga jeelka loo taxaabay.
Saylici ayaa ka shaqeeya kala xininta beelaha Samaroon taas oo keentay in beeshiisii welli ay horfadhido saxaafada in muddo ahba.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay