Warka weerar uu qaaday ciidanka xooga dalka oo argagixis halis ahaa lagu khaarajay. Ciidanka oo duhur cad dagaalama ayaa weerar ku qaaday deegaano hoostaga wadada isku xirta Xudur iyo Tiyeeglow. Argagixiska kooxda gaalaynta ayaa baad cad ka qaadi jirey dadka deegaanka uguna hanjabi inuu dili doono.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=AAT6LYZOHgc[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay