21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo markii Saylici ka aamusay ka hadley colaada Awdal ka ifaysa

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal  Maxamed Suldaan ayaa ka hadley colaada soo ifaysa ee u dhaxaysa beesha C/raxmaan Saylici iyo kuwa Ciise oo inta badan ah dad deegaan ahaan ka yimi Itoobiya. Saylici ayaa ku hawlan isku dirka beelaha Samatoon iyo u kala eexashadooda halka beeshiisu qaylinayso.





Maxaed Yuusuf
ARAABINEWS