21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ka soo qaybgal daah furka lagu shaacinayo xisbi cusub

Waxa maalinta Axada ee 24-ka bisha lagu daah furayaa xisbi cusub oo ka hawlgeli doona dawlada Somali galbeed. Waxaan ka maqneyn dhinaca.

Xisbigan oo muddo laga soo shsqaynaayay ayaa xafladda habeenkaas loogu dhawaaqi doonaa. Hadaba haddii aad ku tirsan tahay jaaliyadda DDS waxa si sharafleh looga codsanayaa inay ka soo qaybgalaan.

ARAABINEWS