Muqdisho–Dawlada Somaliya ayaa faahfaahin ka bixisey sida uu u dhacay dilkii foosha xumaa e lagula kacay xildhibaan Yuusuf Dirir oo gaadhigiisa lagu horgooyay gaadhi kale kadibna rasaas ooda looga qaaday. Dilkan ayaa waxa gaystay ciidan deg degsanaa oo ay leedahay dawlada Somaliya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay