21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Axmed Cilmi Barre oo diidey kursiga jeegaantu isku wareejisay

Siyaasi Axmed Cilmi Barre ayaa wax iska weydiiyay xaq ahaanshaga kursiga jeegaantu isky wareejisay. Kursiga gudoomiyaha xisbiga ayaa shalay Boorama lagu wareejay ninka soo jeeda Burco oo jeegaanta ah hakka kan la tartamay uu ahaa iska jeegaanta.





Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS