22/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Masaakiin Boorama qashinkii ku soo durkey oo haday hadlaan jeel loo taxaabo

Shacabka ag degan goobta qashinka lagu shubi ee magaalada Boorama ayaa cabasho ka muujiyay qashinka iyo xoolaha ku ag-dhinta ee xayawaanku cunaan oo aan waxba laga qaban. Dadkan ayaa hore u cawdey in qashinkan eax laga qabto waxayse waayeen cid hadalka ka hoos qaada.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS