21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo ka calaacalay dhalintii uu timaha u xiirey

Madaxa maamulka Somaliland oo furey barnaamijka shaqada qaran ee uu ka soo koobigareeyay dawladii dhexe ayaa ka calaacalay dhalintii uu timaha u xiirey iska markii maamulka lagu wareejay. ‘

‘Qolodan wanaag farista iyo booliiska ayaa markiiba dhalinta timaha ka Jaray ayuu yiri Muuse Biixi oo hadda dareemay inay foolxumo ahayd arintaas lagula kacay dhalinta Hargeysa.



Muuse Biixi ayaa sheegay inay kaftan ka ahayd inkastoo ayna fiicneyn inaad been ku kaftanto, hadana wuxuu ku eedaynayaa dhacdadaa uu dhalinta timaha uga xiirey taliyihiisa ciidanka iyo kan booliiska. Waxa markiiba la joojiyay dhalintii qasabka looga xiirey timaha oo u arkaayay xagjirnimo tii ugu xumeyd.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS