22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG magafaha Saylac iyo gudoomiyaha Salal oo qabtey shir jaraaid oo xayaysiisa xilli dadku diideen in ay baad…+MUUQAAL

Saylac–Magafaha Siilaanyo u fadhiya Saylac oo xataa dadka xanuusanaya u diidey in ay gudbaan ila ay bixiyaan sodonka doolar iyo gudoomiyaha Saylac ayaa kahor calaacalay saxaafada xilli dadkii ka imanayay Jabuuti ay fasaxyada u tagaan Itoobiya halkii ay iman lahaayeen Woqooyiga Somaliya. Magafaha Siilaanyo ayaa isagu beeniyay in dadka xanuusanaya lacag laga qaado.

Gudoomiyaha Saylac ayaa isna sheegay in ay lacago ka qaadin dadka xanuusan, caruurta iyo dadka la wado ee weeyeelka ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM