November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maamulka Somaliland oo ka hadashay weerar ciidanka Khaatumo la beegsaday

Maamulka Somaliland ayaa ka hadashay weerar ciidanka Khaatumo la gaaday oo ka dhacay deegaanka Gambadhe ee gobolka Sool, ilaa khasaraha Khaatumo sheegtay waa 10 ay ka dileen ciidanka taabacsan Somaliland halka iyaguna sheegteen in laba askari ka dhaawacmeen. Waxay kaloo sheegteen in laba gaari oo Cabdi Bile ay gubeen. Ma soo bandhigin wax muuqaala oo arintan ay ku xaqiijinayaan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS