22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar oo safka galay codkiisana ka dhiibtey Qabridahare+MUUQAAL

Qabridahare–Iyadoo codbixintii dhamaatay ayaa waxa shalay codkiisa dhiibtey madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar ee ismaamulka Somalida Itoobiya isagoo safka ka galay goob lagu codeynayay oo ku taal magaalada Qabridahare. Madaxweynaha ayaa la arkayay isagoo intaa kadib la hadlaya saxaafada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM