Minesota–Fanaanada Hibo Nuura iyo mads hore ayaa ka soo muqdey isbitaal loogu magacdaray Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee dalka ugu dambeeyay intii reer Yurub oo gacan siinaya Itoobiya ayna xukunka ka tuurin jaalle Maxamed Siyaad Barre. Waana isbitaalkii ugu horeeyay ee loogu magacdaro madaxweynihii hore in muddo ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
![22697_1023025061048642_815535206631931118_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/22697_1023025061048642_815535206631931118_n1-300x225.jpg)
![10402773_1023025131048635_4885173629545707456_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/10402773_1023025131048635_4885173629545707456_n1-169x300.jpg)
![10422215_1023024997715315_4281759253447910848_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/10422215_1023024997715315_4281759253447910848_n1-169x300.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay