Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya nabadoon caana oo kooxda gaslayntu ku dhex dishey masjid ku yaala Boosaaso oo uu salaada ku tukanaayay. Dhiigmiirad ka tirsanĀ kooxda gaalaynta oo aan tukanin ayaa masjidka u soo galay inuu dilo dad hor taagan Rabigood.
Maaha dhacdadii ugu horeysay ee ka dhacda dalka waxayse muujinaysaa in ay awood u waayeen inay dariiqyada ka helaan oo ay ka geyoon waayeen in ay baydkii Rabi ugu dhex galaan.
“Waa mujrimiin weyn ayuu yiri Cali Warsame kooxda gaaleynta ee shabaab iyo Dascush oo meel ay ixtiraamaan ayna jirin. Ujeedadu waxa weeyi in dadku soo aadin masaajidka ee guryaha ku tukadaan.
Waxa nasiib daro in ninkii diley nabadoon Bashiir Muuse Koonte aan la qaban ee laakiin uu goobta ka baxsaday.
Madaxa maamulka Puntland ayaa amrey in si deg dega loo soo qabto argagixiskaas.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay