Raiisal wasaraha Itoobiya ayaa tacsi u direy ehelada dadkii saarnaa diyaarad Itoobiya leedahay oo ku dhacdey magaalo aan ka fogeyn caasimada. Waxa diyaarada saarnaa 149 qof mana jiro cid ka badbaadey.
Diyaarada oo ah noocan dambe ee qaaliga ah ee Itoobiya soo iibsato ayaan ilaa hadda la garanayn sidey ku dhacdey, waxase la sheegay in ku socotey Kiiniya.
Diyaaradan oo ah diyaarad baaxad weyn ayaa qaada 210 qof iyo xamaantooda, waxana saarnaa dad u dhashay 33 wadan oo aan ilaa hadda la sheegin dhalashadooda. Lama og in Somali ku jirto
Maxamed Yuusuf
ARAABIBEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay