Shirkad dhinaca milixda ku shaqaysa ayaa bogeeda ku sheegtay inay heshiis la gashay maamulka Somaliland ayna ka faaiideysanayaan heshiis hore dawladii Somaliya ula gashay dalka Jarmalka. Heshiiskan oo maamulka Somaliland aanu cadaynin ayaan weli soo marin dawlada dhexe una muuqata in shirkadu ka warwareegayso.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay