14/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaanada Boorama oo raba in Muuse Biixi kala diro iyo ujeedada

Xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa dalbadey in Muuse Biixi u soo gurmado oo uu kala diro. Xildhibaanadan ayaa lagu eedeeyaa waxqabad xumo, iyadoo iyaguna sheegeen in lacagta gobolka ay Hargeysa toos u tagto.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS