14/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gobolka balaaran ee Harawo oo cabasho ka muujiyay tirakoobka

Gobolka balaaran ee Harawo ee Somali galbeed ayaa cabasho xoogan ka muujiyay sida loo wado tirakoobka dhacaya bisha soo socota. ”Waxa jirta khayinimo lagu sioo wado dadka reer Harawo ayuu yiri Ugaaska guud ee Gadabuursi ayadoo buu yiri la rabo in la yareeyo dadka ku nool gobolka o lagu qiyaasay 2 milyan iyo badh.



Ugaaska iyo cuqasha la socdey ayaa ka qayb galay isku soo bax ka dhacay degmooyinka Xerogeel iyo Jaare oo ka tirsan gobolka balaaran ee Harawo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS