November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maamulka Somaliland oo ku hanjabay in loo hogaansamo shirkada Imaaraadka

Maamulka Somaliland oo iyagu qaba shaahooda ayaa hanjabaad u direy ganacsatada beecoodu ka yaalo dekeda Berbera ee ay xukunto Imaaraadka carabta. Wasiir oo amar ka qaba Dp World ayaa sheegay in ay ogolaadeen in Imaaraadku kordhisto cashuurta ay qaadaan, taas oo dhabarjab ku ah masaakiinta Somalida ah.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS