Raiisal wasaare Cabi Axmed oo diidey in Imaaraadku hago kana degay Qadar:SAWIRO
Cabi Axmed ayaa ka degay dalkaasi yar ee Qadar laakiin ay ka buuxdo gaaska iyo badroolku. Cabi Axmed ayaa diidey in Imaaraadka iyo xulafadiisa Sucuudiga hagaan siyaasada Itoobiya, sheegayna in dalkiisu raadinayo maalgeshi ay Qadar oo 2 milyana ku samayso dalkiisa.
Imaaraadka iyo Sucuudiga ayaan soo dhaweyn booqashadaasi ayagoo dareensan in dadaalkoodii ku dhacay cidla cad. Cabi Axmed ayaa waxa si weyn u soo dhaweeyay boqorka dalkaasi.
Waxa la filayaa in Qadar bixiso lacag ku dhow 3 bilyan oo doolar si Itoobiya oo dhaqaalaheedu korayo ay u hesho lacag adag oo ay kaga baxdo lacag yarida haysata. Runtii waa dhabarjab weyn ayuu yiri Xaamud Cige oo indha indheeya siyaasada Wahaabiyada e ku jeeda geekja Afrika.
Somaliya ayaa hore u diidey inay kabaha u qaado wahaabiyada Imaaraadka iyo Sucuudiga.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...