30/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Diiwaangelinta ciidamada oo Muqdisho ka bilaabatey: SAWIRO

Waxa magaalada Muqdisho laga bilaabay diiwaangelinta ciidanmada kala duwan ee Somaliyeed. Ciidamada kska duean oo ay ku jiraan kuwo welli u daacada hogaamiye beeleedyo ayaa dawlada ka qaata laba mushahar hadayna sadexba ahayn.



“Waxa maanta aan wadnaa waa in ciidanma saxda ah ay helaan xaqooda ayuu yiti wasiitka maaaliyada Dr C/raxmaan Bayle.

Wasaarada masliyada ayaa si toosa u gudda gashay askarta farahs laga dhigayo, waana iyaga iyo wasaarado kale, waxaanan ku soconaa amarka raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayuu yiri Dr C/raxmaan Bayle.



Ujeedada diiwaangelinta ayaa ah in dawladu ogayo tirada ciidanka ee u qoran si ay ugu xisaabtanto o ugu darto qarashaadkeeda.

mp

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS