Ciidanka sida aadka ah u tababaran ayaa baaris ku bilaabay xaafado looga shikiyay in argagixisadu ku dhuumanayso oo ka tirsan magaalada Muqdisho. Baaristan ayaa timi ayadoo argagixisadu xasuuq ba’an ku bilowdey dadka magaalada oo qarsada dhiigmiiratada.
Ciidamada ayaa si taxadar leh oo ixtiraam ku jiro u garaacay xaafadaha danyarta iyo kuwa kalaba ayagoo u sheegaya inay hubinayaan in argagixiso hub ku qarsanayso ama ka soo duulaan guryaha qaar. Ma jirin wax cabasho ah oo ka soo yeertay guryihii la baaray iyo alaabihii la baaray.
Masuuliyiinta gobolka Banaadir ayaa sheegay in hawlgakadan ay muhiim yihiin si loo xaqiiniyo ama loo jahwareeriyo dhiigmiiratada kooxda gaalaynta oo si fuleynimo ah ugu dhuunta xaafadaha qaar.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay