Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Maantana ma nin ayay i moodeen, gabadh gaadhi lagala degay

Amniga magaalada Muqdisho si kasta oo loo adkeeyo maadaama argagixiso noocyo badan tahay waxa kaliya oo looga hortagi karaa cadow kula hurda waa inaad taxadirtaa intii aad karto waayo waa cadow banaystey dhiigaaga oo minid kasta ku hawlan sidi uu kuu dili lahaa.



Faaisa waa gabadh gaari hindiga bajaajta lagala degay kadib markii askari feejigan uu ka shikiyay, waxana la geeyay saldhig ku yaala magaalada Muqdisho si loo baaro waxa ay tahay iyo halka miay mu socoto.

Waxa loo sheegay inayna naag ahayn, waxayse ku doday jnay naagtahay. Waxa lagu wareejiyay gabdho baara. Gabdhihi ayaa ku yiri ” dharka dhigo haye. Askari iyo gabadh kale waxay taagan yihiin cilaan ayaa u marsan ninkaan.



Ugu dambeyn askari odey ah ayaa soo galay saldhiga oo u sheegay askarta waajibkooda gudanaaya inaan dumar ahay. Faaisa ayaa sheegtay saaka guriga xaajigeyga ayaan ka soo toosay maantana waxa la i leeyahay waxa tahay nin.



Askarta ayaa aad u feejigan waxayna Faaisa ku dhex dhacdey xilli dhaqaaq xun ku gelinaayo xabsi. Hore ayaa loo qabtey argagixiso xiran dharka dumarka ee madow ee dhaqan ahaan nooga yimi Carabta.

Sawirka hoose gabadha ninka la moodey

C/llashi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...