Dawlada Somaliya ee diciifka ah ayaa ogaatey in argagixisada isticmaasho oo adeegsato gawaadhida gurmadka ah ee aada goobaha ay qarxiyaan ee dadka ku xasuuqaan. Gawaadhidan gurmadka ayaa siiya argagixisada xog muhiima sida intey xasuuqern iyo cida joogta goobaha qaar.
Mid ka mida kuwa lagu tuhmey inay bixiyaan xogta dhaawaca iyo xasuuqa oo lagu magacaabo gurmadka Amiin ayaa dawladu ka joojisay inuu aado goobaha ay qarxiyeen dadkana ku xasuuqeen.
Afhayeen u hadley shirkadaa lafa mamnuucay inay booqdaan goobaha argagixisadu xasuuqdey ayaa beeniyay inay xog siiyaan dhiigmiiratada.
“Waxaan markasta is weydiin jirney xagee argagixisadu ka heshaa xogta xasuuqa ee markaasba la gudbiyo, ayagoo sheega inta xasuuq ee ay gaysteen iyo weliba in su welli weerarka ku jiraan ayuu yiri nasuul u hadley sirdoonka Somaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay