November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Bahda Araabinews.com waxay tahniyad u dirayaan arooska boqor Axmed Abukar Xaaji iyo boqorad Maryan Maxamed Xasan Dirir+SAWIRO

London–Dhamaan bahda Araabinews.com waxay tahniyad aroos u dirayaan boqor Axmed Abukar Xaaji iyo boqorad Maryan Maxamed Xasan Dirir oo arooskoodu ka dhacay London taariikhdu markay ahayd 31 May 2015 waxaan rabi uga baryaynaa in ay noqdaan kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela.

Waxaan qayb ahaan idiin soo gudbinaynaa sida uu u dhacay meherkii boqor Axmed iyo boqorad Maryan oo ay ka soo qaybgaleen dad aad u badan.

WP_20150531_017WP_20150531_016WP_20150531_029WP_20150531_024WP_20150531_025WP_20150531_018WP_20150531_026WP_20150531_027WP_20150531_028WP_20150531_017WP_20150531_034WP_20150531_035WP_20150531_036WP_20150531_032WP_20150531_028WP_20150531_003WP_20150531_018

 WP_20150531_029