Sunday, April 28th, 2024
header










Meta







Yuhuudi weeraray madaxweyne Farmaajo: Maxaa ina soo geliyay??

Yuhuudiga isku sheega inuu falanqeeyo arimaha Carabta iyo Yuhuuda ayaa bartiisa baraha bulshada ku weeraray madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horeysay si adag uga Hadley dawlad-diidka iyo argagixisada iswata oo kordhiyay qarxinta iyo hantida shacabka ee la burburinaayo.



Yuhuudigan oo aan la garanayn cida u turjuntey hadalkii madaxweyne Farmaajo ayaa bartiisa baraha bulshada ku qorey hadalka ah ”isagu waa madaxweyne Farmaajo waa madaxweynaha Somaliya wuxuu shalay galab shacabka Somaliyeed ku tilmaamey argagixiso sidii Qadaafi iyo Mubaarak iyo sidii dhamaan madaxda Carabta yeeli jireen.

Sidaan ognahay waxa Somaliya dawladeeda si xun u caaya wadamada Imaaraadka, Sucuudiga, iyo Yuhuuda oo xulafo ah maadaama dawlada Somaliya dhexdhexaad ka noqotey arinta Qadar.



Qadar lafteeda ayaa xiriir hoose la leh Yuhuuda. Waxase Yuhuudigan si gaara uga caraysan yahay nin masuula oo ka shaqayn jirey wasaarada arimaha dibedda oo dalbadey in xiriir lala sameeyo Yuhuuda kadibna laga cayriyay shaqada.

Lama garan karo in ninkaasi hadda Yuhuudu shaqo siin doonto ama basaas u noqon doono hoose sida ka dhacda Carabta.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...