Boorama–Shir jaraaid oo ay qabteen beesha reer Maxamed (Samaroon) ayay Siilaanyo ugu baaqeen muddo 48 saacadood ah in uu kaga saaro Shiinaha guranaya buuraha Siimoodi laguna sii daayo dadka ay sheegeen in ay ka xidhan yihiin. Buuraha Simoodi oo ah buuro laga helay macdanaha qaaliga ah waxa gurta Shiine Siilaanyo iyo kooxdiisu lacag ka qaateen waxana macdanta la geeyaa Shiinaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay