Kulankii ugu horeyay ee ay yeesheen madaxweynaha Ruushka Putin iyo hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi Kim ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada xeebta ah ee ku taal bariga Ruushka. Hogaamiyaha Kuuriya ayaa tareen ka soo raacay dalkiisa kuna tagey magaalada xeebta ah ee Vladivostok.
Putin ayaa sheegay in Kuuriyada Woqooyi u baahan tahay deemaaji haddii la rabo in Kuuriya hub ka dhigis ay samayso taas waxay ku xiran tahay Maraykanka iyo Koofurta Kuuriya.
Kulanka kadib ayaa madaxweynaha Ruushka uu la Hadley saxaafada uu ku sheegay in dalkiisu ka shaqayn doono sidii Kuuriyada Woqooyi hubka u dhigi lahaayeen markey go’aamnka qaataan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay