24/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi iyo Faysal Waraabe oo war wadajira soo saaray

Waa markii labaad oo Muuse Biixi iyo Faysal Waraabe war dhinac ka raran ka soo saaraan doorashada uu Muuse Biixi ku fashilmey inuu qabto. Gudiga fashilmey ee doorashada ayaa iyaguna welli soo fadhiya.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS