November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Suldaan Abshir oo sheegay in uu xal u helay xiisad ka taagney Siimoodi iyo odayo la xidhay+MUUQAAL

Boorama–Suldaan Abshir oo ka mida oday dhaqameedyada Samaroon ayaa sheegay in uu xal u helay xiisad ka taagneyd buuraha Siimoodi iyo odayo Siilaanyo jeelka u taxaabey mase sheegin waxa laga qabtey ciidanka Siilaanyo keensaday buurta Siimoodi iyo macdanta ay guranayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM