12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qoyska abwaan Timacadde oo dacwad la fuuley shirkadda Telesom: Waraysi

Qoyska Allaha u naxariistee abwaan Timacadde oo si weyn Somalidu u taqaano halgankiisii gaalo nacaybka iyo weliba hoga tusaalaynta ummada Somaliyeed, kuwaas oo uu ku muujiyay gabayafiidii dhaxalgalka ahaa, ayaa dacwad la fuuley shitjadda Telesom. Shirkadan ayaa lagu haystaa inay gabayada abwaankaas ka samayso dhaqaale xoogleh oo ayna la wadaagin qoyska.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS