Maamulka Somaliland ee degmada Ceerigaabo ayaa sheegaya in dad loo qabtey xasuuqii beesha Isaaq ugu gaysatey saraakiil reer Awdala oo halkaas u joogey inay kala ilaaliyaan dhiigooda. Saraakiishan ayaa si xun loogu xasuuqay deegaanka Gar’adag. Waxa dilka gaystey beesha uu ka soo jeedo wasiirka arimaha gudaha.
Ehelada laga xasuuqay saraakiishan ayaa iyagu ku goodiyay inay aargoosan doonaan haddii beesha Isaaq oo isku haysta madaxa maamulka, kii gudaha, kii ciidanka iyo kii booliiskaba ay keeni waayeen.
Isaaqa ayaa raba inay raga dilka gaystey ay marshaan maxkamad ay iyagu leeyihiin halka ay tahay in ragaas gacanta loo geliyo ehelada ay ka xasuuqeen saraakiisha si waajibkooda loo mariyo sidaana loogu damiyo xiisada.
Maamulkan hadda la baxay Somaliland ayaa waxa lagu yagleelay magaalada Boorama, waxana hadda ugu tiro yar dadka ka soo jeeda gobolkaas maamulkii ay dhiseen iyo Isaaqii ay heshiisiiyeen, wayse u garan waayeen Isaaqu, waxayna abaal uga dhigeen inay dariiqyada ku gawracaan dadka Samaroon ee safraya.
Ilaa haddana ma dhicin in qabiilada Samaroonku ka aarsadaan dilalka Isaaqu u gaystey.
Wasiitka beeshiisu dishey saraakiisha,ayaa sheegay in si wadara loo xasuuqry saraakiishaas, haddana ay gacanta ku dhigeen 3 qif oo ku lug lahaa dilka halka 8 kale ay taageero siinayeen. Waxase la sugaa in ragaas gacanta laga saaro ehelada ay ka xasuuqeen saraakiisa iyo in kale.
Hoos ka daawo wasiirka beeshiisu dishey saraakiisha oo sheegay inay aaseen saraakiishii eedna la fuuley C/raxmaan Ciro.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay